IT Operations Specialist | A+ & Network+

Hordhaca Koorsada: IT Operations Specialist (A+ & Network+) Koorsadani waa albaabka ugu muhiimsan ee qof kasta oo raba inuu xirfad-yaqaan IT (IT Professional) noqdo. Waxay isku daraysaa aasaaska qalabka kombiyuutarka iyo maaraynta shabakadaha, iyadoo ardayga siinaysa xirfadaha uu ugu baahan yahay inuu si degdeg ah uga shaqeeyo suuqa tiknoolajiyadda. Aasaaska Hardware-ka: Ardaygu wuxuu baranayaa dhismaha […]

IT Operations Specialist | A+ & Network+ Read More »