Computer Basic Level One
Hordhaca Koorsada: Barashada Asaasiga ah ee Kumbuyuutarka (Level 1) Ku soo dhowaada koorsada Computer Base Level 1, taas oo loogu talagalay inay ardayda ka caawiso fahamka iyo isticmaalka agabyada aasaasiga ah ee tignoolajiyada. Koorsadan waa tallaabada ugu horreysa ee uu qofku u qaado dhanka aqoonta dhijitaalka ah, waxaana lagu baran doonaa saddex qaybood oo muhiim […]
Computer Basic Level One Read More »






